|

“Waxaan Doonayaa In Aan Xasuusiyo Reer Punt-land Iyo Cabdiwali Gaas Imika Madaxwaynahayagu Waa Janan… Qaladii Shicibka Ahayd…” Ex Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” oo maanta ka hadlayay Munaasibad Qaddo sharaf ah oo  loo sameeyay Bille Rafle Guuleed  ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada Colaadeed ee ka taagan Tuka-raq waxaanu fariin hawadda u mariyay maamulka Putland isagoo  sheegay in Madaxwaynaha Imika Somaliland  xukumaa  in uu yahay Janan ee aanu ahayn qoladii shicibka ahayd “Xukumaddii hore” waa sidda uu yidhiye waxaanu ku dheeraaday in aan laysku soo deg degin.

Comments are closed