|

”Nooma Muuqato in Maanta Kaadhadhkii Codbixiyeyaasha La Qaybiyo iyadoo 70% Dadkii la Siin lahaa aanay Joogin Goobihii ay Degenaayeen,Sidoo Kalena Mudo Kordhin Diyaar uma Nihin” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 10. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo ka hadlayay Kulan ay Maanta Yeesheen Murashixiinta Sadexda Xisbi ayaa Sheegay in Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay Isku raacsan Yihiin in aan la qaybin Karin 21 Bishan Kaadhadhkii Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland,Maadaama Xaalad abaareed oo adagi ay Ka Jirto Gobolada Bari Taas oo hada u Gudubtay Dhinaca Galbeedka Dalka Waxaanu Xusay in Xisbiga Kulmiye uu aragti taas ka duwan qabo,Isagoo Ku Baaqay in Maanta loo Guntado Sidii Gargaar loo gaadhsiin lahaa dadka abaaraha ku tabaalaysan.

 

Comments are closed