Inaalilaah wa inaa ilayhi rajucuun geeridu waa xaq kulu nafsun daa,iqatul mawd.Gudoomiyaha Ottawa community Somaliland services Mr: Abshir Nuur wuxuu tacsi tiraanyo iyo murugo leh u dirayaa ,qoyskii,caruurtii walaaladii iyo ehelkiisii,xigaalkii ,gacalkii,asxaabtii,shacabka Somaliland iyo shacabka xukuumadda jabuuti.
Geerida ku timid walaalkeen marxuum JAAMAC MAHAMUUD XAYD, Guddoomiyihii Banka Dhexe ee Jabuuti ,oo maalintii jimcaha ahayd 11,January ,2013ku geeryooday cusbital ku yaala magalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxaanu ilaha awooda leh uga baryayaa inuu marxuumka JAAMAC MOHAMUUD XAYD ,naxariistii janno Fardowsa ka waraabiyo ,danbi dhaafna u fidiyo eheladdii iyo qaraabadii iyo shacabka jabuuti ee uu kabaxay Samir iyo imaan ka siiyo amiin ,amiin,amiin ,amiin,amiin
bye Mohamed Ahmed Cige(mohamed case)
