Hargaysa 07. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa faahfaahin ka bixiyey oo sharraxay Qodobbada uu ku raacay Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu sheegay in qodobbada uu ku taageeray ay ka mid yihiin go’aan qaadasho, Samir, Bisayl, Dulqaad, Dawlad-jacayl iyo kuwo kale oo uu tilmaamay in Muuse ku sifoobay.
Prof: Axmed Ismaaciil Samatar, oo Khudbad ka jeediyey magaalada Hargeysa, ayaa isaga oo sharraxaaya qodobbada uu ku taageeray Muuse Biixi Cabdi iyo Nooca Shaqsiyadda uu ku sifoobay, waxaannu Khudbaddiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
