|

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Magaalada Burco si Diiran loogu soo dhaweeyay DAAWO

Burco 11.June 2016 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Togdheer,Ka Jaamacada Magaalada Burco iyo Ardayda Wax ka barata Jaamacadaasi ayaa soo dhawayn balaadhan u sameeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo uu Weheliyo Dr C.raxmaan Madar oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliland ee Ku nool dalka Maraykanka.

Comments are closed