|

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Sharaxay Caqabadaha la rabo inay Somaliland ka Takhalusto & Iftiimin uu ku Sameeyay Barnaamijka Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 10. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo haatan ka Mid ah Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye ayaa Si Faahfaahsan uga Hadlay Caqabadaha ay Somaliland u baahan tahay inay ka Gudubto, Waxa uu Prof-ku hadalkan ka Jeediyey  kulan casuumad casho ah oo dhallinyarada xukuumadda iyo KULMIYE u sameeyeen.

https://www.youtube.com/watch?v=-41IlK4wb2w&feature=youtu.be

Comments are closed