|

Qaanuun Shiinuhu Soo Saaray oo Qofkasta Ku Waajibiyey inuu Waalidkii u Samofalo & Qofkii ka hor Yimaada oo Ciqaab la Kulmaya!!

China 01. September 2017 (SDN/QJ):- Qaanuunka Samafalka iyo ixtiraamka waalidka ayaa dalka Shiinuhu soo saaray sannadkii 2012. Sharcigan ayaa dhigaya in waalidku soo dacwayn karo ilmaha uu dhalay ee si joogto ah u soo booqan waaya.

Sharciga ayaa khasab kaga dhigaya qof  kasta inuu u samafalo waalidiintiisa ilaa inta u dhimanayo.

Waxaana jira ganaax lacageed oo laga qaadayo qofkii uu waalidkiisu ku soo oogo dacwad ah inuu ixtiraami waayay isla markaana xidhiidhin waayay.

Comments are closed