|

Qisooyinka Quraanka (8) – Xeedhadii Reer Bani-Israa’iil

Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo kale badan. Mucjisooyinkaas waxa ka mida xeedhadii cuntada ahayd ee ay xertii Nabi Ciise waydiisteen in uu Allah samada uga soo dajiyo. Sheekadii xeedhadaas ayaynu maanta ku soo qaadanaynaa barmaamijka 8 eedaas ee silsilada qisooyinka Quraanka. Fadlan hoos ka daawo, si aad ajarka u wadaagtana sii fidi.

Comments are closed