|

Qoysas Abaartu Soo Baro Kicisay oo Kaalmo Raashin ah loogu Qaybiyey Degmada Laasgeel DAAWO

Dacar Budhuq 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Mudane Cumar Shucayb Maxamed ayaa ka qayb galay Kulan Raashin loogu qaybinayay dad ay soo Baro Kicisay abaarta iyo Qoysas danyar ah oo ku dhaqan Degmada Laasgeel.

Comments are closed