|

“Raggii Soomaaliyeed ee Soomaaliya xorayn lahaa wali ma dhalannin. Siyaasiyiinta Soomaaliyeedna Waxay ka Cabsadaan Itoobiya,.’’ Faarax Macallim

Faarax Macallim

Nairobi — Guddoomiyihii hore ee baarlmaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in uu kasoo horjeeday in ciidanka Kenya ay galaan dalka Soomaaliya, isagoona Faarax Macallim sheegay in aanu weli dhallan raggii soomaaliyeed ee dalka Soomaaliya xoreyn lahaa.

Haddaba, wareysi gaar ah oo uu faarax macalim siiyay warbaahinga Dalsoor ee soomaalida u adeegta hoos ka daawo.

Comments are closed