Hargaysa 12. June 2017 (SDN/QJ):- Akhristayaal iyo dhageystayaal, Maaddaama oo lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa mid ka mid ah Heesaha Nabi amaanka ee ay qaaddo Fannaanada Sahra Axmed Jaamac.
https://www.youtube.com/watch?v=vZUxpx-FBlg
