“Reer Galbeedku Waxan Yar ee ay Nagu Xiijiyeen Hala Noqdaan”Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa u soo Jeediyey Dalalka Daneeya Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland in Dhaqaalaha yar ee ay Ku Caawiyaan Somaliland inay iska haystaan Maadama ay Marba Wixii dantood ah ay ka shiidaal qaataan.
https://www.youtube.com/watch?v=Wo3l62kxuYU