|

Reer Guuraa Ka Soo Hayaamay Gobolka Daad Madheedh oo Doogsin Cararkii Ku Yimid Deegaan u dhexeeya Berbera Iyo Hargaysa,Nasiibka ay Yeesheen & Duruuftooda Nololeed DAAWO

Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Dad Reer Guuraa ah oo Ka Soo Hayaamay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Daad Madheedh oo haatan ku Sugan Deegaanka Ko’da Yare oo u dhexeeya Magaalooyinka Berbera Iyo Hargaysa ayaa Maanta ka Warbixiyey Xaalada ay Hada ku Sugan Yihiin.

Comments are closed