Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Oo Soo Bandhigay Sababtii Ka Danbaysay Mudaharaadyo 2 maalmood Ka Socday Magaalada Borama DAAWO

Boorama 20. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaaladda Boorama ayaa ka hadlay Mudaharaadyo Xidhiidh ah oo Labadii Cisho ee u danbeeyay Ka Socday Magaaladda Boorama.

https://www.youtube.com/watch?v=kWlV3IJSFY8