|

Saamaynta Dabayshii Isbedelka ee Hogaaminta Maraykanka oo Dhiig Cusub Ku beertay Labada aqal ee Hogaaminta Maraykanka DAAWO

New York 20. November 2016 (SDN/QJ):- Dabayshii isbedelka siyaasadeed ee sida kedisada ah xafiiska madaxweynanimada Maraykanka u keenay Donald Trump ayaa waxa ay hadda neecow saxansaxo ah oo ay ku raaxaystaan u noqotay labada aqal baarlamaan ee wadankaasi oo ay hore aqlabiyada u lahaayeen Xisbiga Jamhuuriga oo iyagu haatan wada haysta awoodda Golaha koongareeska. Aqalka odayaasha iyo Guriga cad ee madaxtooyada.

Comments are closed