|

Saamaynta Dhaqaalaha Somaliland uu ku yeeshay Qaadka Itoobiya ee Mar Labaad istaagay DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mar kale Suuqyada Somaliland aan iman Jaadkii laga Keeni Jiray Kililka Oromadda Itoobiya Kadib Xiisad Sababtay dhimashada in ku dhow Konton ruux oo soomaali ah oo dad cadhaysan oo qoomiyada Oromada ka soo Jeedaa ugu gaysteen Magaaladda Haawaday.

Comments are closed