|

‘’Khasab ayay Ku Tahay inay Aqbalaan Natiijada Doorashadda’’ Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Oo fariin adag u direy saddexda xisbi Qaran ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan maxamud Aadan ayaa Sheegay in Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland ee Kulmiye,Waddani Iyo Ucid ay ku Khasban yihiin aqbalaada Natiijada doorashadda Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka Bisha November ee sannadkan.

Comments are closed