Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Mudane C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Xaal ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Buur madow oo ka hadlayay Madal ay Xubno beesha uu ka soo jeedaa u sameeyeen Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye.
Gudoomiye C.qaadir Jirde ayaa hadalkan ka Jeediyey xaflad uu Xisbigiisu ku qaabilayay Siyaasiyiin iyo Taageerayaal ku soo biiray Xisbiga Waddani.
https://www.youtube.com/watch?v=hSZzd6yhLsE
