Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Shirkii Madax dhaqameedka Laba Beelood oo Somaliland ahi ku go’aansadeen inay dhisaan Murashax Muuse Biixi.
Waxa uu Xuseen Axmed Caydiid Sheegayn in aanay Maanta shaqaynayn Siyaasada Jeegaanta loogu Magac daray.
