|

Sadexdda Murashax Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye,Ucid Iyo Waddani oo Caawa isku Haleelay Dood Toos ah Toos u DAAWO

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Sadexda Murashax ee Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Caawa Waxay isku Haleeleen Dood Toos ah oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Telefishanada Madaxa Bannaan ee Somaliland.

 

Comments are closed