Dubai 11. June 2017 (SDN/QJ):-Amb Baashe Cawil Cumar oo ah Safiirka Somaliland ee Imaaraadka ayaa Lacag dhan 130,000 oo doolar ku wareejiyey Xukuumadda Xili uu Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Md C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Socdaal ku Jooga Imaaraadka.
https://youtu.be/xuP0SbDgVMI
