|

Safiirkii Somaliland ee Sweden oo uu Weheliyo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Sweden oo Hargaysa Yimid DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport ee Caasimadda Hargaysa lagu soo dhaweeyay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Sweden iyo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee dalka Sweden.

Comments are closed