|

Xubno ka Mid ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hawd oo Sheegay inay Taageersan Yihiin Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Waxgaradka Gobolka Hawd,Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Caasimadda Hargaysa ayaa Sheegay inay si buuxda u Taageersan Yihiin Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye.

Comments are closed