|

Saraakiil Ka Socday Ururka Dawladaha Hoose ee Holland Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kulan Khaas ah wada Qaatay iyo arrimaha ay Ka Wada Hadleen DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Kulan kula qaatay Xafiiskiisa Saraakiil Sare oo ka Socotay Ururka Dawladaha Hoose ee Dalka Holland.

Comments are closed