Dubai 06. March 2017 (SDN/QJ):- Garaadka Guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay Wada Hadalada u Dhexeeya Somaliland Iyo Khaatumo iyo Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Degmada Kala Baydh ee Gobolka Sool.
Garaadka Guud Ee Beelaha Dhul Bahante Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Wada Hadlada Khaatumo Iyo Somaliland,Iyo Xaalado Gobolka Sool Ku Soo Kordhay DAAWO
