Saraakiisha Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Fariin Adag U Diray Laamaha Dawlada, Kana Waramay Isbedelka Xafiiska DAAWO

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Ayaa Shir Jaraa’id Ay Ku Qabteen Gudaha Xafiiska hantidhawrka Waxa Ay kagaga Warameen Isbedelada Lagu Sameeyey Haayada hantidhawrka Qaranka Somaliland, Sidoo kale Waxaa Ay Fariin u Direen Dhammaan laamaha kala duwan ee Dawlada Taas oo Ku Waajahan Sidii Loo Ilaalin Lahaa Hantida Qaranka Somaliland Wakhtiga Kala Guurka.

Halkan hoose Nuxurka Warmurtiyeedka Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire iyo Agaasimaha Guud ee Hay’ada Hantidhawrka Mudane Axmed Xaashi Cilmi.

https://youtu.be/0YHOOPsB8Go