|

Shacabka Magaalada Marka oo Si wayn u Soo Dhoweeyay Al-Shabaab SAWI RRO

Marka — Xaalad deganaan ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose saacado kadib markii ay isaga baxeen  ciidamada  AMISOM.

Mas’uuliyiin katirsan Alshabaab oo uu ugu horreeyo sheikh Max’med Abuu Cabdalla ayaa fagaarayaal kala hadlay shacabka magaalada Marka.

Boqolaal qof ayaa iskusoo baxayo ka dhigay waddooyinka waaweyn ee magaalada waxayna muujinayeen farxaddooda ku aadan qabsashada xarakada ee xarunta shabeelaha Hoose iyo bixitaanka ciidanka amisom.

Ciidamo farabadan oo katirsan xarakada Al Shabaab ayaa iyana isku fidiyay xaafadaha magaalada

DSC05184-640x360photo_2016-02-05_19-50-01-640x360photo_2016-02-05_19-50-05-640x360photo_2016-02-05_19-50-10-640x360photo_2016-02-05_19-50-16-640x360photo_2016-02-05_19-50-26-640x360photo_2016-02-05_19-50-31-640x360photo_2016-02-05_19-50-37-640x360photo_2016-02-05_19-50-54-640x360photo_2016-02-05_19-50-58-640x360photo_2016-02-05_19-51-04-640x360photo_2016-02-05_19-51-12-640x360photo_2016-02-05_19-51-18-640x360photo_2016-02-05_19-51-24-640x360photo_2016-02-05_19-51-28-640x360photo_2016-02-05_19-51-33-640x360photo_2016-02-05_19-51-38-640x360photo_2016-02-05_19-51-42-640x360photo_2016-02-05_19-51-46-640x360photo_2016-02-05_19-51-51-640x360photo_2016-02-05_19-51-55-640x360photo_2016-02-05_19-52-05-640x360photo_2016-02-05_19-52-11-640x360photo_2016-02-05_19-52-17-640x360photo_2016-02-05_19-52-21-640x360photo_2016-02-05_19-52-26-640x360photo_2016-02-05_19-52-34-640x360photo_2016-02-05_19-52-40-640x448photo_2016-02-05_19-52-46-640x448photo_2016-02-05_19-52-52-640x448photo_2016-02-05_19-52-56-640x448

Comments are closed