Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh C.raxmaan Barbaraawi oo Ka Mid ah Culimada Caasimadda Somaliland ee Hargays ayaa Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadal ka soo Yeedhay Sheekh Cabdi Xaq oo Sheegay in Wiilal uu soo Diray Sheekh Barbaraawi ay ugu Hanjabeen inay Dilayaan.
https://www.youtube.com/watch?v=Fms25wPsy2w
