|

Sheekh Maxamed Ayuubi Oo Ku Geeriyooday Magaalada Madiina Ee Dalka Sucuudiga

Madiina, 16,4,2016 (QJ/SDN) – Alle Naxariistii janno haka waraabiyee  Waxaa Maanta Geeriyooday Imaamkii Waynaa Ee tukin Jiray Masjidkii  Rasuulkeenii Subanaa  (N N K H) Sh.Maxamed Ayuubi Oo Ka Mid Ahaa Xufaada Luugu Jecleyahay Magaalada Madiina iyo caalamka islaamkaba .

ayuubu

Quluubta Dadka Muslimka ah ayaa ah mid aan ilaawi doonin Codkii macaanka Badnaa Ee U Ugu Raaxayn Jiray Marxuum Sheekh Maxamed Ayuubi Oo Ahaa Mid Dadka Badankoogu Jeclaysan Jireen In Ay Dhagaystaan .

Marxuumka Ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Madiina Halkaasi Oo U Ku Yaalay Masjidkii Uu Tukin Jiray.

Comments are closed