|

Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani C.rashiid Xasan Mataan oo Shaaciyey Hankiisa ku aadan Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 16.April 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa daboolka ka qaaday inuu u Tartamayo Jagada Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

 

Comments are closed