Hargaysa 30.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Hargaysa lagu Soo Gabo Gabeeyay kulan hawleed lagu gorfaynayay Horumarinta Gobolada bariga Somaliland oo ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu soo qabanqaabisay.
Shir lagaga Hadlayay Horumarinta Gobolada Bari ee Dalka oo Hargaysa lagu Soo Gabo Gabeeyay iyo Dareenka Mas’uuliyiintii ka qayb galay DAAWO
