Faraweyne, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Degmada Faraweyne ee Xuduudka Somailand iyo Ethiopia lagu soo Gaba-gabeeyey shir u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia kaasi oo u jeedadiisu la xidhiidhay sidii ay labada Dal ee Somaliland iyo Ethiopia ay iskaga kaashan lahaayeen Dhinaca Amniga isla markaana si wada jira loogaga Hortagi lahaa Cid kasta lidku ah Nabadgalyada labada Dowladood.
