Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Fadhi gaar ah oo ay Yeesheen Golaha Guurtidda Somaliland Ayaa Shirgudoonka Golahaasi Waxay Digniin Adag U Direen Maamulada Somalia Iyo Punt Land Oo ay sheegeen inay Ku Soo Xadgudbeen Deegaano Ka Tirsan Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=Xr6vJIZ52Mg
