|

Shirkada Diyaaradaha ee Air Jabuuti oo Hargaysa Ku Qabatay Munaasibad ay Ku Daahfurayso Duulimaadyadeeda DAAWO

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Hargaysa Lagu Qabtay Xaflad Lagu Daahfurayay Duulimadyada Diyaaradda Air Jabuuti Taas oo ay Ka Qayb galeen Madax Iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Comments are closed