|

Shixnad Gurmadka Abaaraha ah oo ay Iska Kaashadeen Guddida Heer Qaran ee Abaaraha Iyo Shirkada Telesom oo Lala Kala Wareegay DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha,Iyo Saraakiil Ka Socday Shirkada Telesom ayaa kala Wareegay Maareeye Ku Xigeenka Dekeda Berbera Mucaawimo loogu talo galay dadka abaaruhu Saameeyeen oo ay si wada Jir ah Isaga Kaashadeen Guddida Abaaraha & Shirkada Telesom.

Comments are closed