|

Sidee Ayay U Ciqaabaan Dadka Reer Brazil Tuugada?

Brazil 21. June 2017 (SDN/QJ):- Wesley Carvalho dos Reis oo u dhashay dalka Brazil isla markaana ah ah nin sawir gacmeedka aad u yaqaan isla markaana jidhka dadka qoraalo ku sameeya aya wiil yar oo uu sheegay inuu isku deyay inuu xado baaskiilad  si bahdilaad ah ku qoraal ugu sameeyay wejigiisa maalintii Jimcaha ahayd ee Todobaadkii tegay.

Ninkan ayaa wejiga wiilka yar ku qoray  “ Waxaan ahay Tuug ku fashilmay hawlgalkiisa”.

Waxaan uu wiilka yar ku khasbay inuu qirto inuu xadayay.  Booliiska ayaa ninkan xidhay waxaana lagu ganaxaay inuu wiilka yar camilyad lagu samaynayo lacagteed bixiyo taasi oo ku kacday 15 kun Raylaaka dalkaasi ah.

Comments are closed