|

Sidii ay Shacabka Gobolka Sanaag Maanta ugu Bilaabantay Hawlgalka Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha DAAWO

Ceerigaabo 12. August 2017 (SDN/QJ):-Bulshada Ku dhaqan Gobolka Sanaag ayaa Maanta u dareertay Goobaha ay ka socota Hawlgalka Qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland.

Leave a Reply