Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):- Gudiddii uu Dirtay Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye uu Jamaal Cali Xuseen u xadi dhaqaale u Balanqaaday Jamaal Cali Xuseen Kaas oo ay ku sifeeyeen Mid lagu quudhsanayo.
https://www.youtube.com/watch?v=PPbL7KbHG0o
Siro bannaanka soo dhigay Xadiga Dhaqaale ee Xisbiga Kulmiye u Balanqaaday Jamaal Cali Xuseen Marka uu Ku Biiro & Dhawaqa Guddidi Uu Dirtay DAAWO
