|

Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Sida Fiinta uga qayliyay Madax dhaqameed Xisbiga Waddani u Diray Gobolka uu ka soo Jeedo DAAWO

Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Wakhti dheer soo ahaa Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo u soo jeediyey Hogaanka Xisbigaas oo uu sheegay inay Miciin bideen inay Madax dhaqameed u diraan Gobolada Somaliland si ay Taageero ugu raadiyaan Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas.

Comments are closed