|

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo Weydiiyey in ay Jiraan Arrimo Shakhsi ah oo Ka Dhaxeeya Isaga iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo talefeeshanka Eryal uu la yeeshay siyaasi Xuseen Axmed Caydiid, ayaa lagu weydiiyey su’aalo tira badan oo ay ka mid ahaayeen in wax shakhsi ahi ka dhaxeeyo isaga iyo Muuse Biixi oo wakhtiyo badan iska soo horjeeday dhinaca siyaasadda sida oo kale na hadalo kul-kulul hawada isu mariyey.

Comments are closed