|

”Somaliland Iyo Soomaaliya Waxaa Waajib Ku Ah In Arimaha Dhexdooda Yaala In Ay Ku Dhamaystaan Si Walaal Tinimo Ah”..Siyaasi Bile Rafle Guuleed DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Bile Rafle Guuleed ayaa ka hadlay wadahadaladii u dhexeeyay Somaliland Iyo Soomaaliya waxaana uu sheegay in ay arimaha dhexdooda yaala ay ku dhamaystaan si wanaagsam oo walaal tinimo ah.

Comments are closed