Berbera, 3 May, 2016-(SDN/QJ): – Maamulka Dekeda Magaalada Berbera oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil, iyo ka Degmada Berbera ayaa si rasmi ah u furay dhismaha Wejiga Sadexaad ee Dekeda Wajaale Terminal port ,Taas oo ay Hirgaliyeen Maamulka Dekeda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=wnGkaNj-xqA
https://www.youtube.com/watch?v=DgF7zMbtnos&feature=youtu.be
Somaliland oo Si Buuxda u Dhaqangelisay Heshiiskii Ganacsi ee ay la Gashay Itoobiya DAAWO
