|

“Somaliland Wuxuu Heshiiskani ku soo Xidhayaa Dalal Badan oo Caalamka ahi inay ku soo Xidhmaan” Xildhibaan Maxamed Cali Obama DAAWO

Xildhibaan Maxamed Cali ObamaHargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mar uu Shalay ka qayb qaadanayay Doodii Golaha Wakiiladda ee Heshiiska Xukuumadda ay la soo Gashay Shirkada Imaaradka ee DPW Waxa uu ku dooday in Heshiiskaasi dan weyn u yahay Somaliland Isla markaana uu ku soo xidhayo dunnida inteeda kale.

Comments are closed