|

Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Ka Hadlay Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Jawaabna ka Bixiyey Hadalo ka soo yeedhay Somalia DAAWO

Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan Cabdiraxmaan oo Kamid ah Salaadiinta Dhaqanka ee Somaliland, ayaa Shacabka Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer ugu baaqay inay qaataan Kaadhka codbixiye-yaasha ee Masiirkooda ay ku Dooranayaan.

Comments are closed