|

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Sheegay In Deegaannada La Kala Leeyahay Oo Aanay Muran Geli Karin Deegaannada Xeebta Waqooyi Ee Gobolka Maroodi-Jeex DAAWO

Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha ayaa Sheegay In Deegaanada La Kala Leeyahay, Isla Markaana Aanay Muran Gali Karin Deegaanada Xeebta Waqooyi ee Gobolka Marood-jeex, Isla Markaana Ay Xaq u leeyihiin Dadka Ku dhaqan Deegaanadaasi Kaadha Diwaan-galinta.
Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Comments are closed