Dhaman jaaliyada somaliland ee ku dhaqan dalka finland waxay tacsi udirayaan ehelkii iyo qaraabadii
uu ka baxay marxuum Muuse warsame oo maanta oo ah 15,1,2015 ku geeriyooday magalada caasimada wadanka finland
waxaan illahay uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisa iyo qaraabadiisa
isaga na godka unuuro oo su’aasha udhib yareeyo
amiin amiin amiin
Dadkan halka ku xusan iyo dakaloo badan oon halka lagu soo koobi karin ayaa diraya tacsida
Sokoro cabdi aadan iyo xaaskiisa
Janaayo cabdi aadan iyo xaaskiiisa
Abdirisaaq Siciid jama xaaskiisa
Abdiqani Siciid jama iyo xaaskiisa
Khadar xasan aadan
Xasan guuleed iyo xaaskiisa
Cabdicasiis cabdilahi
