Laamaha Amaanka Somaliland oo ku amray Abubakar Cawaale oo u Ololeeya Qaad Joojintu uu Somaliland ka Baxo,Iyo Sababaha Keenay+ Waraysi Oohin Wata oo laga Duubay (DAAWO)
Hargaysa 12.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka dambi Baadhista Somaliland, ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay Abuukar Cawaale Qaadi oo ah Nin u ololeeya joojinta Qaadka,si aadana uga hadla dhibaatada Qaadka. Mr. Abuukar ayaa Magaalada Hargeysa dhawaan yimid islamarkaana la filayay inuu ka qayb galo Munaasibad lagaga hadli lahaa Dhibta qaadka iyo qaabka loo joojin karo. Munaasibada oo…
