WAA LOO DHASHAA WADANI: Muwaadin, Garo Xaqa Dalkaaga, Xuquuqdaad ku Leedahay

    Bismilaahi rahmani rahiim. Mowduucan amase baaqan oo ka hadlaya nabad galyada, xuquuqda bulsho/shaqsi ee dhinaca nabada iyo weliba waxyaabaha ay ka qabaan shuruucda caalamiga ah, kan wadankeena iyo diinteenuba, waxanan aad u jeclaystay inaay fahamsiisnadaan bulshadeenu waxa ay xaq uleeyihiin iyo xaqa loogu leeyahay ilaalinta nabad gelyada iyo dabaqaan, ixtiraamaan kuna dhaqmaan waxyaalaha ka reeban…

    Read More

      MANTA AYAY SOMALILAND XAQII GARATAY

      MARKA HORE ILLAHAY AYA MAHAD LEH  WAXAN HANBALYO IYO BOGAADIN AAN LA SOO KOOBI KARIN U DIRAYA CULIMADA IS XIL QAADAY E HIR GALISAY XISBIGA CUSUB EE KU BALAN QADAY INAY WADANKAN DIMOQRADIYADA KU FAANAYA AY KU XUKUNTO KITAABKA QURAANKA AH IYO SUNAHA RASUULKA  RUNTII HADII TAGEERO LA BIXINAYO AMA AAD SHAY TAGEERAYSO ADIGOO TAGERADADA…

      Read More

        DAGAALKA KA SOCDA DALKEENNU MA AHA MID U DHEXEEYA SOOMAALI

        Bahweynta gaalada iyo munaafaqiinta la socoto ee shacabka Islaamka ah habeen iyo maalin la dhacaya madaafiicda sidaasna ku xalaalaystay dhiigga Islaamka, ayaa adduunka looga been sheegaa in uu dagaalku u dhexeeyo Soomaali. Hase yeeshee sida runta ah dagaalku waa mid u dhexeeya Soomaali iyo gaalo ku soo duushay in aan diinta looga dhaqmin Soomaaliya ama…

        Read More

          Soomaaliya & Mustaqbalka (2016)

          21 Sano ka dib, Dalka Soomaaliya & Dadka Soomaalida halkey ku socdaan!Dalka Soomaaliya wuxuu ku socdaa inuu kala gogo,o ee qayb waliba ay gooni isu maamusho & Dadka Soomaaliyana waxay ku Socdaan iney wada noqdaan Qaxooti si ay u galaan wadamada Yurubta waxaana la ogyahay inta Soomaali ah ee ku maqan waddanka Dibaddiisa laguna qiyaaso…

          Read More

            Somali clans in Minnesota

            Question: Do Somali people still practice the clan system in Minnesota? Yes, they do. All you have to do is go to the Starbucks coffee shop on Riverside. Every Somali tribe probably sends about five men to represent them at that coffeehouse. These men leave their kids and wives to sit there and argue over…

            Read More

              Guddomiyaha ururka Wadajir Md Aadan Dhoolayare oo hambalyeeyay Xukuumada Somaliand,baaqna u diray beelaha oodwadaaga ah ee ku dagaalamay Ceelberdaale(DHEGEYSO)

              Ottawa Dec 07,2011(qurbejoog.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada Beeraha Somaliland isla markaana ah Guddoomiyaha Ururka siyaasiga ah ee Wadajir Md Aadan Axmed Cilmi Dhoolayere ayaa wareysi uu siiyay Bartan Internetka ee Somalidiasporanews waxa uu uga waramay shaqaada dib uga soo cusboonaatay aaga Ceel berdaale. Guddoomiyuhu waxa uu xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku amaanay tilaabada xilkasnimada iyo geesinamada…

              Read More

                Inaa lilaahi wa inaa ilaahu Raajucuun

                Dhamaan ilmo Ismaaciil Geedi iyo Hoyadood waxa ay dhamaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Daahir Cajab,iyaga oo ka tacsiyeynaya geeridii Naxdinta laheyd ee ku timi Marxuum Sheekh Cabdiraxmaan Daahir Cajab. Waxa ay ilmo Ismaciil Geedi Eebe(SWT) uga baryayaan Marxuumka oo aabe labaad u ahaa reer Ismaciil Geedi in uu janadii Fardoosa ka waraabiyo Ehelkii,…

                Read More

                  Guddoomiyaha ururka Wada-jir:Furida Axsaabta waa waxqabadka keliya ee xukuumada ilaa iminka,UDUBna waxa uu noqdey xusbi dhacay oo isagu is-ridey(DHEGEYSO)

                  Ottawa Dec 05,2011(qurbejoog.com)Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland ahna Guddoomiyaha ururka siyaasiga ah ee Wada-jir Md Aadan axmed Cilmi Dhoolayare ayaa wareysi uu siiyay bartan Internetka ee Somalildiasporanews.com/qurbejoog.com ayuu uga waramay arrimo door ah. Md Aadan Dhoolayare ayaa ka warbixinaya Ururka Wada-jir iyo fikirkii uu ku yimi. Sidoo kale waxuu ka waramay sidii xilka looga tuuray…

                  Read More

                    Wasiirka Duulista Somaliland:Heshiiska hawada ee aanu saxeexnay waa sadex-geesood u dhexeeya Somaliland,QM,Somaliya iyo Puntland(dhegeyso)

                    Ottawa Dec 04,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo booqasho shaqo ku jooga dalkan Canada ayaa wareysi uu sii yay Bartan Somalidiasporanews.com iyo Qurbejoog.com ayuu uga waramay arrimo dhawr ah. Wasiirku waxa uu sharaxaad ka bixinayaa Heshiis ay wada jir u gaadheen Somaliland, QM,Somaliya iyo Puntland. Sidoo kale waxa uu…

                    Read More

                      WAXAY TABEYSAA HOGGAAMIN RUUX WADDANIYAD LEH

                      Hoggaamini waa maxay?. Khubarada erey bixintu, waxay ku soo uruuriyaan ereygan, awood u yeelashada dhaqaajinta koox dada, si loo gaaro danta caamka ah. Marka si kale loo dhigana, hoggaamiye, waa niyad-geliye iyo agaassime wax falgeliya. Waa qof dadka ka mida oo kulansaday dabeecad iyo farsamo hoggaamineed oo kuwa kale jecleysiisa inay dhinaciisa ku biiraan. Qofka…

                      Read More

                        Mucaaridka Jabuuti oo ka jawaabay wareysigii Madaxweynaha Jabuuti siiyay Jeune Afrique(DHEGEYSO)

                        Ottawa Dec 01,2011(qurbejoog.com)-Guddoomiyaha Isbeheysiga Isbedel doonka iyo dimuqraadiyada ee dalka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa jawaab ka bixiyay wareysi uu todobaadkan siiyay Jariirada Jeune Afrique ee ka soo baxda dalka Faransiiska. Md Xuseen ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu ka beensheegay wacdiga mucaaridka Jabuuti oo ay mideysan yihiin. Md Xuseen waxa uu sheegay…

                        Read More