Daraasad Maraykanku Sameeyay Oo Lagu Sheegay In Maado Ku Jirta Muusku Ilowga Ka Yarayso Maskaxda

Washington 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Haddii aad ka mid tahay dadka markay toosaan ilaawa, riyadii xalay soo martay, waxa suura gal ah in dhakhaatiirtu kugula taliyaan, qaadashada Vitamin-ka (B6) loo yaqaan, fitamiinkaasi waxa uu kaa caawin karaa dib u xusuusashada riyada aad ilawdo marka hurdada aad ka kacdo. Haddaba sida lagu xusay daraasad Maraykanku sameeyay ama…

Read More

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Masuulkii Ugu Mansabka Sarreeyay Somaliland Oo Seexda Laascaanood

Hargeysa,4jan,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyay safarro kala duwan ku gaala bixinayay Goboladda Bariga Somaliland ayaa Habeenkii Xalay u hoyday Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood . Waxaana uu Gudoomiyuhu noqday Masuulkii ugu horeeyay ee xil intaa leeg hayya ee u badheedha u hoyashada Gobolka Sool oo madaxda Somaliland ka…

Read More

Ugaas Caan Ka Ahaa Koonfurka Soomaaliya Oo Geeriyooday iyo Madaxda Dowladda Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geeridiisa

Muqdisho,3Dec,2015(QJ/SDN)-Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku geeriyooday Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Xawaadle. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Ugaaska oo ka qeyb galayay shir saaka kasocday Magaalada Baladweyne si lama filaan ah uu xanuun ugu soo booday, waxaana Ugaaska loola cararay…

Read More

(DAAWO) Ciyaartii Tababarihii Chelsea Jose Mourinho Galaafatey.

London-Dec-20-2015 (SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalka Ingriiska oo kooxihii aad u maleyneysey inuu dhakhtar u qorey iney koobabka jeebka iskaga uruursadaan oo la waayey meel aay jaan iyo cidhib dhigeen,markii kooxihii lagu dhibco badsan jirey hogaanka u qabteen sida Leicester City oo hogaanka hadda u haysa. Haddaba ciyaartii dhexmartey Leicester iyo Chelsea…

Read More

War Deg Deg Ah: Qarax Xooggan Oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho,19Dec,2015(QJ/SDN)-Wararka  naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegay in halkaasi qarax ka dhacay goordhaweyd. Dhawaqa Qarax aad u xoogan ayaa goor dhaweyd waxaa laga maqlay Laamiga Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa kadib sidoo kale la maqlay rasaas aan la ogeyn cida rideysay. Sida aan wararka hordhuca ah ku heleyno qaraxa…

Read More

Berbera: Askarigii Taliyaha Dilay Oo La Xukumay

Berbera,18Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Berbera, maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Cabdirizaaq Maxamed Kheyre oo ka mid ahaa askarta ciidanka Booliiska ee magaalada Berbera, kaddib markii uu shalay si badheedh ah toogasho ugu dilay Berbera taliyihiisii Xiddigle Adam Guuleed Daahir. Guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida…

Read More

“Hadaan Soomaaliya Laga Hirgelin Maxkamad Xasuuqa Shacabka Ka Hortagta Ma Joogsanayo Xasuuqu…” Dabjire Maxamed Cabdi Afeey Wakiilka IGAD ee Soomaaliya

Muqdisho, 07 .Dec 2015 (SDN/QJ):-Wakiilka IGAD ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afeey, ayaa ka dhawaajiyay inuu dadaal u geli doono sidii maxkamada caalamiga ah ee ICC ay xafiis uga furan lahayd Soomaaliya, si loo helo la xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo dadka dambiyada dagaal ka gala Soomaliya. Afeey oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in…

Read More

(DAAWO)Ciyaarta oo Dhameystiran Barcelona oo Kala Firdhisey Real Madrid (El Calasico) Jaahuur.

Spain-Nov-22-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa koobka loogu yeedho (El Calasico ee ka amartukaaleeya dalka Spain. Haddaba koobkan waxaa ku hirdima naadiyada reer Spain,walo aad mooddo inuu dhakhtar u qorey ku guuleysiga koobkan Barcelona iyo Real Madrid waxaana marmar lugta la soo gala Atletico Madrid. (RIIX YOU TUBE) haddi aay  marka hore ciyaartu kuu…

Read More

Xusuusta Saaxiibkay Marxuum Cawke Iyo Suxufiga Xuseen Cali Nuur

Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Allaah ha u naxariistee  Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxa uu ka mid ahaa hal-doorka ka dhex ifaya bahda saxaafadda Soomaalida oo uu ka dhex muuqday ku dhawaad nus qarni. Waxa uu idaacadda Radio Muqdisho ku biiray sannadkii 1972-kii, isagoo mihnadda saxaafadda ku dhex jiray ilaa hadda oo uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga…

Read More

Stocke City Oo U Baroordiiqdey Chelsea Maxayse Galabsatey?(DAAWO) By Jaahuur.

London-(SDN/QJ) Saaxiibayaal wali waxaynu ku mashquulsanahay horyaalka ka ama tukaaleynaya carigaa Ingiriiska(Premier League). Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay manta foodda isla galey Stocke City iyo Chelsea oo kooxihii aan tabarta lahaan jirin  jid mareen ka dhigteen,todobaayada soo socda waxaynu hoos u eegi doonaa mashaakilka ka aloosan naadiga Chelsea haddii Eebbe ka dhigo. W/Q Jaahuur…

Read More

Kooxihii Waa Weynaa Maxaa Ku Habsadey? Crystal Palace ooHanfariir Ku Ridey Liverpool (DAAWO) ByJaahuur.

London-Oct-8-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska oo Naadiyadii ku dhibco badsan jirey kooxihii taabata darnaa oo boodhka iska jaafey una quusgooyey. Haddaba daawo sida loo karbashey Liverpool,dinaca kale kooxihii maanta ishirdiyey waxay ku kala faraxasheen sidantan Arsenal 1 Tottaham 1,Man City iyo Aston Villa 0-0. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

Read More

LiverPool 3 Chelsea 1 (DAAWO) Qaabka Goolasha Quruxda Badan loogu Karbaashey.By Jaahuur.

London-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku milicsaneynaa horyaalka Ingiriiska oo meel cakiran maraya oo kooxihii aan la haweysan Karin gabalkoodii dhacay. Haddaba kooxaha masiibadu ku dhacdey waxaa ka mid ah Chelsea oo difaacaneysa horyaalkan oo kaalinta dhawr iyo tobnaad ku jirta maxaa se si ka ah? daawo Liverpool sida aay ugu qarqisey Chelsea goolasha faraha…

Read More

“Ciddii Shacabka Nabad-geliyadiisa Waxyeesho Gogosheeda Ha Sii Qaadato Oo Mandheera Ha Sii Tagto” Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex

Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka gobolka Marroodi-jeex Maxamad Maxamuud Jeeniyare ayaa hanjabaad ka badbadis ku jiro waxa uu hawadda u mariyay xubnihii Golaha Wasiirrada ee Isniintii toddobaadkan iska casilay xilalkii ay ka hayeen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.   “Waad maqlayseen oo Golaha wasiirrada qaar baa iscasilay, shacabkayaga ayaanu annagu la hadlaynaa waxaanu  leenahay hangaraarac lug uma…

Read More

(DAAWO) Waxyaabaha Ugu Qosolka badaan ee Laga Soo Uruuriyey Kubadda Cagta.(By Jaahuur)

Ottawa-Oct-25-2015 (SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku turxaamineynaa maadeysyada ugu qosolka badan wakhtiyada ciyaarta lagu jiro. Xagga Horyaalka Ingiriiska Man United iyo Man City waxay ku kala nasteen 0-0,laakiin Chelsea oo difaacneysa Horyaala ayaa ku jirta kaalinta 15-aad ee maxaa si ka ah. W/Q Jaahuur SDN-QJ.

Read More

Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin doollar ugu yaboohay Hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho,21Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka Midowga Afrika ayaa la saxiixday Midowga Yurub heshiis dhaqaale oo Midowga Yurub uu ku taageerayo howlgalka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], kaasoo dhan 165-milyan oo Euros oo u dhiganta 186-milyan oo doollarka Mareykanka ah. Heshiiskan oo maalintii Jimcaha ahayd lagu saxiixay xarunta guud ee Midowga Afirka ee Addis Ababa ayaa ku yimid codsi…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Berri Dalka kusoo Laaban Doona, Khilaafka Xisbigiisa, Hanka Ku Xigeenkiisa iyo Qodobada Laga Filan Karo.

Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa in uu maalinta Berri ah dib ugu soo laabto Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo oo in muddo ah safar hawleed ugu maqnaa wadamada Imaaraadka Carabta, Ireland iyo England ayaa si weyn la isugu diyaarinayaa soo dhaweyntiisa….

Read More