Tababarihii LiverPool oo La Cayriyey Muxuuse Galabsadey?
London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku fiicantahay inaad samir u yeelatid. Haddaba maxay LiverPool ku suustey tababare Kenny? Akhyaartay Naadigan LiverPool oo aad u facweyn oo soo mareywakhtiyaal farabadan oo ay…
